www.dalmar.org
Home
Profile
DTC
Sport
Articles
Reports
Gallery Radio
Videos
Forum
Contact us






SPORT NEWS
Raul oo ku dhawaaqayo ka tagitaankiisa Real Madrid
----- Posted to the Web Jul 26 -----

MADRID,Weeraryahanki hore ee xulka Spain Raul ayaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo ka tagitaankiisa kooxda Real Madrid kadib17 xilli ciyaareed oo uu kooxda joogay.

Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in 33 jirkan uu qarka u saaranyahay in uu ku biiro kooxd Schalke ee dalka Germany oo uu u saxiixayo heshiis laba sana ah.

Gudoomiyaha kooxda Real Florentino Perez iyo agaasimada guud Jorge Valdano ayaa lagu wadaa in ay dhinacyada ka fadhiistaan shir jaraa,id oo uu saacadaha soo socda Raul ku qaban doono magaalada Madrid.

Raul ayaa kooxda la qaaday lix horyaal oo ah La Liga, waxa uu galay buuga taariiqda kooxda qaranka ee Spain maxaa yeelay waa ninka ugu goolasha badan isaga oo dhaliyey 44 gool, 102 kulan oo uu saftay.

ShiinE Cilmi

 
 

        Print this article   Send to a friend   Back to top of page



 ALSO IN THIS SECTION
Capello: “Rooney Wuu Ku Faraxsan Yahay In Uu Safto Kulanka Switzerland Ee Salaasada”
Qiimaha Xulka France Oo Hoos Udhac Ku Yimid Tan Iyo Maalintii Zidane Ciyaaraha Ka Fadhiistay
Robinho Oo Si Sirasmi Ah Ugu Biray Kooxda AC Milan Iyo Borriello Iyo Huntelaar Oo Ka Huleelay San Siro
Gago oo Shan Toddobaad ka Maqnaan Doona Garoomada Ciyaaraha
Aquilani oo Amaah ugu Wereegay Kooxda Juventus
Mourinho: “Guul-darradii England ee Koobka Adduunka Waxa Masuul ka ahaa Fabio Capello”