Somali pirates seize ship off Tanzania ----- Posted to the Web
Sunday 12 December, 2010 -----
"The merchant vessel Panama, operated by a US company, was en route from Dar es Salaam in Tanzania to Beira in Mozambique when the attack occurred on Friday afternoon," the EU mission said in a statement on Saturday.
At least five pirates, using two skiffs and a rocket-propelled grenade, boarded the ship. The attack happened about 80 nautical miles east of the Tanzanian-Mozambique border, according to the statement.
The Gulf of Aden, which links the Indian Ocean with the Suez Canal and the Mediterranean Sea, is the quickest route for more than 20,000 vessels traveling from Asia to Europe and the Americas.
However, attacks by the Somali pirates have prompted some of the world's largest shipping firms to switch routes from the Suez Canal and send cargo vessels around southern Africa, causing a hike in shipping costs.
In November, a UN report said that Somali pirates had increased the number of successful hijackings in 2010, becoming more violent and expanding their attack zone.
The pirates managed to stage 37 successful hijackings in the first 10 months of 2010, up from 33 in the same period of 2009, the UN report said.
Somalia, located in the strategic horn of Africa, does not have a functional government, and the Transitional Federal Government does not have much control beyond the capital city, Mogadishu.
Xaflad soo dhoweyn ah oo Nederland loogu sameeyey macalinka xulka qaranka wiilasha iyo gabdhaha kubada koleyga Soomaaliyed. Sabti, 13-10-2012.
Barnaamij gaar ah oo ku saabsan taariikh nololeedkii Rabi ha u naxariistee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye. Axada, 07-10-2012.
Fadumo Farah oo Radio Dalmar uga warantay gabadho Somaliyed oo ka qeyb qaatay tartan Marathon oo todobaadkan lagu qabtay Amsterdam. Arbaco, 26-09-2012.
Barnaamij ku saabsan jaaliyada Somalida Holland oo qabtay xafdlad ay ku taageereen isbadelka cusub ee Somalia iyo madaxweynaha la soo doortay.Isniin, 24-09-2012.
Wareysi ku saabsan dhibaatada Somalida ku haysata dalka Koonfur Afrika, weriye Cabdulahi Cismaan Faarax ayaa ka wareystay Nuur Xasan oo Muqdishu ku laabtay.Isniin, 17-09-2012.
Shir ka dhacay Den Haag oo lagu taageerayey doorashada gudoonka baarlamaanka cusub ee dalka Somalia. Arbaco, 12-09-2012.
Somalida Holland oo loogu baaqay inay maanta ka qeyb qaataan doorashooyinka ka dhacaya gobolada dalkan Holland. Arbaco, 12-09-2012.
Barn. Taxane: Kaalinta dumarka ay ku yeelan karaan doorashooyinka golaha deegaanka ee Somaliland, wareysi Kinsi Xuseen Qowdhan. Axada, 02-09-2012.
Barnaamij ku saabsan Salaamaha Ciida iyo sida looga dabaal degay Somaliland, waxaa soo jeedinaysa Sagal. Isniin, 20-08-2012.
Warbixin gaar ah oo ku saabsan dilalka ugu dambeeyey ee weriyayaasha Muqdishu, suxufiyiinta Somalida Holland oo ka hadlay arrintaasi. Arbaco, 15-08-2012.
Barn. Taxane: Kaalinta dumarka ay ku yeelan karaan doorashooyinka golaha deegaanka ee Somaliland, wareysi Ilhaan Xasan Cali. Talaado, 14-08-2012.
Kaalinta dumarka ay ku yeelan karaan doorashooyinka golaha deegaanka ee Somaliland, wareysi xildhibaan Fadumo Jaamac Ileeye. Sabti, 04-08-2012.
Barnaamij: Xigbiga Hiilqaran oo ka hadlay sababta uu Prof. Axmed Samatar ugu doortay inuu waqtiga isku soo taago xilka madaxweynenimo ee Somalia. Khamiis, 26-07-2012.
Barnaamij: Prof. Abdi Samatar oo khubad muhiim ah u jeediyey Somalida Holland, shirkii Hiilqaran oo ka dhacay Amsterdam. Axada, 22-07-2012.
Barnaamij: Qeytii 1aad dood ku saabsan arrimaha qoysaska Somalida Nederlands, shirka ka dhacay Amsterdam. Khamiis, 05-07-2012
Wareysi: Magan Dahir oo ka fariistay ciyaaraha caalamiga Isniin, 09-07-2012
Wareysi: Xildhibaan Cabdiraxma?an Yuusuf Cartan oo ka mida Golaha Wakiilada Somaliland oo waraysi siiyay Radio Dalmar. Khamiis, 05-07-2012
wareysi: Caasho Kiin oo lagu wareystay barnaamijka fanka iyo suugaanta ee radio Dalmar, waxaa wareystay Cabdulahi Cusman Faarax. Isniin, 02-07-2012
Wareysi: Madaxa Idaacadii ugu horeysay ee ka faalloota wararka Sport-ga oo kaliyah ee laga furay Muqdisho Cabdi Fitaax Cumar Xalane, waxaa wareystay Cabdulahi Cusman Faarax. Isniin, 02-07-2012
Xoghayaha ururka Agrisom Mohamud Aden Abdulle ee dalka Nederland oo laga wareystay waxqabadka ururkiisa ee arrimah Somalia. Talaado, 26-06-2012
Wareysi Dalmar Media ay la yeelatay Xidhiidhiyaha Somaliland ee Hay'ada Tostan International Mudane Maxamed Cabdi Aadan. Jimco, 22-06-2012
Xisbiga Hiil-Qaran oo la kulmay jaaliyada Somalida Alkamaar ee dalka Nederland. Arbaco, 20-06-2012
Barnaamij gaar ah oo ku saabsan fursadaha waxbarasho ee ka jira dalka Nederlands iyo sida ay dhalinyarada Somalida uga faaídeysan karaan. Talaado, 10-04-2012
Wareysi: Xildhibaan Yaasiin Maxamed Bucul oo Radio Dalmar uga waramay qaraxii tiyaatarka, waxaana wareystay weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu Cabdulaahi Cismaan Faarax. Sabti, 07-04-2012.
Barnaamij ku saabsan safarkii Hiil-Qaran ay ku tageen magaalada Muqdishu, shir ka dhacay Hague.
Weriyaha Radio Dalmar ee Hargeysa oo wareysi la yeelatay Faadumo Cali Madar oo ka mida xildhibaan?ada golaha deegaanka ee magaalada Oslo ee dalka Norwey.
Barnaamijka Xulka Heesaha iyo La-yaabka Dunida, waxaana halkan ka soo jeedinaya weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu Cabdulaahi Cismaan Faarax.
Wareysi ku saabsan Somali magangalyo doona oo banaanbax ku sameeyey banaanka TerApel si u helaan xaquuqdii ay lahaayeen.
Barnaamijka dooda Hargeysa iyo Dalmar oo ku saabsan arrimaha guurka, waxaa soo jeedinaysa weriyaha Dalmar Media ee Somaliland Sagal.
Wareysi ku saabsan khilaafka ka dhex jira baarlamaanka Somalia oo weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu Cabdulaahi Cismaan Faarax uu la yeeshay xildhibaan Cumar Isloow.
Wareysi: Salaado Maxamuud, gabadh qabta cudurka HIV/AIDS oo ku nool Hargeysa, Somaliland, waxaa wareystay weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu Cabdulaahi Cismaan Faarax.
Wareysi: Madaxweynaha maamul-goboleedka Ximin iyo Xeeb, waxaa wareystay weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu Cabdulaahi Cismaan Faarax.
Barnaamijka Xulka Heesaha iyo La-yaabka Dunida, waxaana halkan ka soo jeedinaya weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu Cabdulaahi Cismaan Faarax.
Barnaamijka Todobaadka iyo wararkii ugu waaweynaa Somalia, waxaa soo jeedinaya weriyaha Dalmar ee magaalada Muqdishu Cismaan Cabdulaahi Faarax.
Barnaamijka Faaqidaada Ciyaaraha, waxaa soo jeedinaya weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu Cabdulaahi Cismaan Faarax.
Dood ku saabsan doorka hablaha soomaalidu ay kaga jiraan guud ahaanba saxaafada.
barnaamijk ku saabsan sida looga ciiday Nederlands.
Barnaamij ku saabsan Taariikh-nololeedkii madaxweynahii hore ee Libya Col. Mucaamar Al-Qadaafi, waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi Cismaan Faarax.
Wareysi weriyaha Dalmar Radio ee Muqdishu uu la yeeshay Fanaanadii Siteey Maxamed Nuur (Manoogto) oo aad u xanuunsanaysa.
Barnaamijka Xulka Heesaha iyo La-yaabka Dunida, waxaana halkan ka soo jeedinaya weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu Cabdulaahi Cismaan Faarax.
Barnaamijka Somalida Holland; sirdoonka Nederlands oo ka hadlay Somali ku biirtay Al-Shabaab.
Dood ku saabsan tacadiyada suxufiyiinta Somalia ay ka kulmaan maamulada idaacadaha.
Barnaamij ku saabsan sida ay u ciideen Somalida Nederlands.
Maxamed Cilmi oo laga wareystay deeq-aruurinta jaaliyada Somalida Nederlands ay u sameenayaan abaaraha Somalia.
Barnaamij ku saabsan sababaha keenay in Al-Shabaab ay Muqdishu ka baxaan, waxaa soo jeedinaya weriyaha Dalmar Radio ee Muqdishu Cabdulaahi Cismaan Faarax.
Barnaamij ku saabsan taariikh faneedkii Allaha u naraxiistii Kinsi Xaaji Aadan, waxaana halkan ka soo jeedinaya weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu.
Wareysi weriyaha Dalmar Radio ee Muqdishu uu la yeeshay laacib u ciyaari jiray xulkii naadigii kubadda cagta ee Bartoolka Cabdalla Cumar Cali (Quuq).
Shir ka dhacay Delft oo looga hadlay arrimaha jaaliyada Somalida Nederlands, mashruuc cusub oo la yiraahdo Toosiye oo la soo bandhigay.
Shir ka dhacay Delft oo looga hadlay arrimaha jaaliyada Somalida Nederlands, mashruuc cusub oo la yiraahdo Toosiye oo la soo bandhigay.
Shir ka dhacay Delft oo looga hadlay arrimaha jaaliyada Somalida Nederlands, mashruuc cusub oo la yiraahdo Toosiye oo la soo bandhigay.
Shir ka dhacay Delft oo looga hadlay arrimaha jaaliyada Somalida Nederlands, mashruuc cusub oo la yiraahdo Toosiye oo la soo bandhigay.
Barnaamij gaar ah oo ku saabsan aragtida qurbo-joogta Somaliada ay ka qabaan destuurka qabyada ee loo diyaarinayo Somalia.
Barnaamij gaar ah oo Radio Dalmar uu ku eegayo muuqaalka dhabta ee Muqdishu-da maanta, waxaa soo jeedinaya weriyaha Dalmar ee Muqdishu Cabdulaahi Cismaan Faarax.
Dood ku saabsan 15-ka May, maalinta la aasaasay ururka dhalinyarada ee SYL ee dalka Somalia gaarsiiyey xornimada.
Barnaamijka xulka heesaha iyo layaabka dunida, waxaana halkan ka soo jeedinaya weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu Cabdulaahi Cismaan Faarax .
Wareysi Cabdulaahi Cismaan Faarax uu la yeeshay nin matala codadka siyaasiyiinta wariyaayaasha iyo fanaaninta oo caan ka ah Muqdisho oo la yiraahdo Maxamed Nuur oo ku magacdheer idaacada wareegta.
Barnaamijka Todobaadka iyo xulka heesaha, waxaa halkan ka soo jeedinaya Maxamed Cismaan Qadaafi.
Barnaamijka Todobaadka iyo wararkii ugu waaweynaa Somalia, waxaa soo jeedinaya weriyaha Dalmar ee magaalada Muqdishu.
Sarkaal ka tirsan ciidamadii hore ee xooga dalaka Somalia oo Radio Dalmar uga waramay dhibaatada nololeed ee ay ku sugan yihiin iyo baaq u jeediyey jaaliyada Somalida ee Nederlands
Barnaamijka Todobaadka iyo Wararkii ugu waaweynaa Somalia. Waxaa soo jeedinaya Weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu C/laahi Cismaan Faarax, Sabti, 27-02-2011.
Cali Waare oo Radio Dalmar uga waramay sida ay Somalida Nederlands u arkaan inuu dhamaaday tuhunkii argagixiso ee laga qabay Somalida.
Wareysi Radio Dalmar uu la yeeshay goolhayahii hore ee xulka qaranka Somalia oo Muqdishu jooga.
Habeen kasta oo Sabti ah kala soco Radio Dalmar barnaamijka Xulka Heesaha iyo Mohamed Osman Qadafi.
Dhageyso barnaamijka xulka heesaha Radio Dalmar ee Habeenka Axada, Waxaa daadihinaya Maxamed Cusmaan Qadaafi.
Barnaamijka Todobaadka iyo Wararkii ugu waaweynaa Somalia. Waxaa soo jeedinaya Weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu C/laahi Cismaan Faarax.
Wareysiga Todobaadka iyo Dalmar waxaa marti inoogu ah Bilan Sumuuni Muuse oo ah gabadh Soomaaliyeed oo ka faaíideesanaysa fursadaha waxbarasho ee dalkan Nederlands..
Waa wareysi ku saabsan sida beelaha Banaadiriga ee Muqdisho u arkaan dastuurka qabyada ah ee loo diyaarinayo Somalia. Weriyaha Radio Dalmar ee Muqdishu C/laahi Cismaan Faarax ayaa arrintaasi ka wareystay gudoomiyaha Golaha dhaqanka ee beelaha banadiriga Maxamed Bin Cali (Uunsane).
Wareysi ku saabsan shir ka dhacay magaalada Leiden, Nederlands oo lagu xusay maalinta ololaha ka hortaga gudniinka hablaha ee 6-da Febraayo, waxaa laga wareystay Zahra Naaleeye.
Barnaamijka Todobaadka iyo Radio Dalmar, Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Faarax.
Waraysi ku saabsan wax-barashada lagu qaato jaaliyada Somalida Amsterdam Maxamed Khayreh oo Somvao ka tirsan, waxaana wareystay Axmed Shanle.
Maxaa keena welwelka, maskax-caburka ama (Stress ) qofka qaxootiga ah iyo calaamadaha lagu garto?
Axmed Shanle ayaa arrimahaasi ka wareystay tobabarayaal ka tirsan jaaliyada Somalida dalka Nederlands Yuusuf Xersi iyo Mahdi Faarax.
Wareysi qaas ah oo lala yeeshay Dr. Cali Sheekh Axmed Abubakar, Gudoomiyaha Jaamacada Muqdishu oo booqasho ku yimid Nederlands. waxaa wareystay Maxamed Cabadi Faarax, shir ka dhacay Den Haag .
Barnaamij ku saabsan gudoomiyaha jaamacada Muqdishu Dr. Ali Sheikh Ahmed oo la hadlay jaaliyada Somalida Nederland, shir ka dhacay Den Haag .
Wareysi lala yeeshay Magan Daahir oo ah horyaalka kubada miiska ee dalka Nederland .
Barnaamij ku saabsan Africa 50 sano oo ay xor tahay ka dib halkee maanta taagan tahay,waxaana soo jeedinaya Axmed Shanle .
Directeur SOMVAO Ali Ware interview Radio 1.( met het oog op morgen).
Barnaamij ku saabsan kulan ay yeesheen jaaliyada Somalida ee Nederland ka dib siideyntii 12 qof ee Somalida ahaa ee lagu xiriirshay argagixisada
.
Dood ku saabsan sida loo sixi lahaa qaladkii laga aaminay Somalida Yurub, gaar ahaan Nederlands ee ah inay ku lug leeyihiin arrimo argagixisinimo, waxaana ka qeyb qaadanaya qaar ka mida aqoonyahanada mujtamaca Somalida ee Nederlands.
Barnaamij ku saabsan qorshaha mustaqbalka ee mamnuucista jaadka ee dowlada Netherlands.
Dood ku saabsan dhibaatada qaadka uu ku hayo Somalida Nederland. Waxaa ka qeyb qaadanaya Farxiya Mumin, Ahmed Abdulwahab iyo Maxamed Yusuf.
Soomalida iyo sida ay uga ganacsan karaan waddanka Nederland. Waxaan ka wareysanaya ganacsade Axmed Sacid Shiikhow
Laanta afka carabiga ee Radio Nederland World wide oo barnaamij ka sameysay waxqabadka idaacada Jaaliyada Somalida Nederland ee Radio Dalmar. Halkan ka dhageyso.
Maxaa ka soo baxay shirkii xaquuqda aadanaha ee Geneva. Wareysi Axmed Kimiko.
Khudbaddii Prof. Abdi Ismail Samatar uu ka jeediyey shirkii lagu qabtay Den Haag. Waa khudbad waxyaabo badan taabaneysa. Hoos ka dhageyso..
Waraysi Radio Dalmar Olga Cabdulqadir,Haweeney Ruush ah oo Af somaliga ku hadashada mudana ku soo nooleyda Somalia