www.dalmar.org
Home
Profile
DTC
Sport
Articles
Reports
Gallery Radio
Videos
Forum
Contact us






 SOMALI NEWS
Sedex ka Tirsan Xildhibaanada Barlamanka Puntland oo Xil ka Qaadis Lagu Sameeyay
----- Posted to the Web Thursday 29 July, 2010 -----

Garoowe, Sedex ka tirsan xildhibaanada Barlamanka Puntland ayaa maanta xilka laga qaaday,ka dib Fadhi ay Mudanayaashu ku yeesheen magaalada Garowe ee caasimada Puntland,waxaana lagu eedeeyay in ay ka shaqaynayeen falal amaanka gobolka lid ku ah.

26 Xildhibaan ayaa si gacan taag ah ah ugu codeeyay in xilka laga qaado sedexda mudane ,halka 22 ay ka soo horjeesteen ,waxaana ka aamusay afar mudane oo Barlamanka ka tirsan.

Xildhibaanada xilka laga qaaday ayaa kala ahaa:
1-Saleebaan Cumar Jaamac
2-Abshir Cabdi Sheikh
3-Ibraahim Cabdi Guure

Maxamed Cismaan xeer-ilaaliyaha guud ee Puntland ayaa sheegay in xildhibaanadan muddo baaritaan lagu hayay ,isla markaana maanta xilka laga qaaday,Waxaana fadhigii Barlamanka ka soo qayb-galay madaxwaynaha Punland Dr C/rixmaan Faroolle.
Xilka qaadista lagu sameeyay mudanayaashaan ayaa ku soo beegmaysa ,iyadoo ay jiraan dagaalo dowlada kala dhaxeeya Maleeshiyaadka Alshabaab ee ku sugan buuraha degmada Gal-Gala ee gobolka Sanaag.

Dalmar News Desk - Garoowe

 
 

        Print this article   Send to a friend   Back to top of page



 ALSO IN THIS SECTION
AU force boosts size, positions in Mogadishu: official
AU peacekeepers establish more bases in Somalia
A young Somali's long journey to safety in South Africa
Militant al-Shabab Fighters Bear Down on Somali Capital Mogadishu
Uganda ready to send 10,000 troops to Somalia: army
In Somali Civil War, Both Sides Embrace Pirates
 





Islam and the West Part Two: By Amb Mahamud Tarey.

Waeysi aan la yeelanay Wasiirka wasaaradda horumarinta reer miyiga Maxamed Abdi Yusuf oo aan ka wareysanay xaaladda dalka iyo qorshaha dowladadda KMG.

Texte alternatif


Qysaska Soomalida ee caruurta ay dhaleen laga qaato, oo wayahan danbe ay soo kordhay. Maxaa keena amuurtaas ayaan ka wareysanay Sahra Naleye iyo Abdimalik Yusuf.

Texte alternatif


Xarigga agaasimiha Idaacadda Horseed Media ee Bossaso oo aan ka wareysanay Agaasimaha guud ee Horseed Media Mahad Muse Ahmed.

Texte alternatif