
Hargeysa,Madaxweyne Siilaanyo oo ku dhawaaqay golahiisa wasiirada ee cusub oo ka kooban 20 wasiir iyo 6 wasiir ku xigeen. Waa markii u horeysay ee taariikhda Somaliland ay ka mid noqdaan 3 dumari golaha wasiirada. Waxa ka dhex muuqada xubno tan iyo doorashadii markii ay dhamaatayba la hadalhayey sida Maxamed Xaashi, Dr Gaboose Maxamed cabdilaahi Cumar, Samsam Cabdi, Ilhaan Maxamed iy Prof Ismacil Muumin.
1. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada iyo Xidhiidhka caalamiga Dr. Maxamed C/laahi Cumar
2. Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose
3. Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Dr. Sacad Ali Shire
4. Wasiirka Wasaarada Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi
5. Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Xuseen Axmed Caydiid
6. Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Samsam Cabdi Aadan
7. Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamed
8. Wasiikra Wasaarada Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami
9. Wasiikra Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska C/risaaq Khaliif Axmed
10. Wasiikra Wasaarada Xanaanada Xoolaha Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Dr. Axmed Xaashi Oday
11. Wasiikra Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta C/risaaq Ibraahin Maxamed
12. Wasiikra Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Prof Ismaaciil Muumin Aare
13. Wasiikra Wasaarada Diinta iyo awqaafka Sheekh Khaliil C/laahi Axmed
14. Wasiikra Wasaarada Shaqada iyo Ariamaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac
15. Wasiikra Wasaarada Kaluumaysiga Khayraadka Badda iyo Maamulka Dekadaha Dr. Maxamd Yaasiin Xasan
16. Wasiikra Wasaarada Macdanta Biyaha iyo Tamarta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale
17. Wasiikra Wasaarada Ciyaaraha Dhalinyarada iyo Dhaqanka Maxamed Xaashi Madar
18. Wasiikra Wasaarada Beeraha Prof Faarax Cilmi Maxamuud
19. Wasiikra Wasaarada Duulista iyo Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi
20. Wasiikra Wasaarada Warfaafinta C/laahi Jaamac Cismaan (Geel jire)
Waxa kale oo Madaxweynahu magaacabay 6 Wasiir ku xigeen oo kala ah:
1. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka - Nimco Xuseen Qawdhan
2. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Cali Cabdi Saa,iq
3. Wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare Cali Xaamud Jibriil
4. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha dibada Maxamed Yoonis Cawaale
5.Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Cismaan Garaad Soofe
6.Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyada Warsame Siciid Cabdi
Shiine Cilmi Kaahin - Hargeysa
sirshiine@yahoo.com