www.dalmar.org
Home
Profile
DTC
Sport
Articles
Reports
Gallery Radio
Videos
Forum
Contact us






HEALTH NEWS
Ganacsatada Jaadka ee Netherlands oo lagu eedeyey inay gacansiiyaan Al-Shabaab.
----- Posted to the Web Jun 28 -----

Raga ka ganacsada jaadka ee geeya dalka Netherlands iyo guud ahaan qaaradda Yurub ayaa lagu eedeeyay in ay taageeraan Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Somalia.

Sida ku qoran warbixin lagu soo daabacay website-ka Radio Netherlands Worldwide qeybtiisa afka Carabiga, eedeyntan ayaa waxaa soo jeediyey ganacsato Somaliyeed oo ku nool dalka Sweden, iyadoo sidoo kale Radio-yaha uu soo xiganayo wargeys ka soo baxa Netherlands oo la yiraahdo De Pers.

Radio Netherlands waxa uu arrintaasi waxa ka jira uu wareysi kala yeeshay Wariye Maxamed Deeq oo ka mid ah Howlwadeenada Radio Dalmar.

Halkan hoose ka aqriso warbixinta uu buuxda, kana dhageyso wareysiga.


http://www.rnw.nl/arabic/article/127720

 
 

        Print this article Send to a friend Back to top of page



 ALSO IN THIS SECTION
Ganacsatada Jaadka ee Netherlands oo lagu eedeyey inay gacansiiyaan Al-Shabaab.
Man liberated on appeal from khat charges
Appeals determine khat use remains legal
CU: Nederland moet missie Somalië steunen
Ka-Hortaggaa Ka Wanaagsan, Ee Tallaal Carruurtaada
Waa maxay HIV/AIDS?
 





Islam and the West Part Two: By Amb Mahamud Tarey.

Waeysi aan la yeelanay Wasiirka wasaaradda horumarinta reer miyiga Maxamed Abdi Yusuf oo aan ka wareysanay xaaladda dalka iyo qorshaha dowladadda KMG.

Texte alternatif


Qysaska Soomalida ee caruurta ay dhaleen laga qaato, oo wayahan danbe ay soo kordhay. Maxaa keena amuurtaas ayaan ka wareysanay Sahra Naleye iyo Abdimalik Yusuf.

Texte alternatif


Xarigga agaasimiha Idaacadda Horseed Media ee Bossaso oo aan ka wareysanay Agaasimaha guud ee Horseed Media Mahad Muse Ahmed.

Texte alternatif