Maxamed Cabdi Faarax (Afgooye)
Maxamed Amin Sheekh Cadow
Maxamed Yusuf Ahmed
Cabdulaahi Jaamac Cali
Aweys Cusmaan Yusuf (Short)
C/laahi Maxamed Xuseen Taajirow
Xasan Muuse Sebriye
Xabiibo Maxamed Maxamud
Axmed Tooyo
Bilan Samuni Muuse
Shaadiya Muxumad Cabdi
Bile Gurxan Axmed
Daahir Cabdulle Calasow
Maxamed Cusmaan Qadaafi
Maxamed Abukar Xasan (Maxamed Deeq)
Fardowso Maxamed Cabdulle
Nasro Maxamud (Degan)
Kiin Aden Cabdulle
Xuseen Isteela
Iyo dhaman bahda saxaafada Soomaaliyeed oo kala jooga Netherlands, Sweden, UK iyo Swiserland waxa ay hambalyo farxad leh u dirayaan Jabriil Cabdulle Macalin iyo Hani Xuseen Diiriye oo todobadkii hore meherkoodu ka dhacay magaalada Halmstad ee dalka Sweden.
Waxayna leeyihiin Ilaaheyna ha kala siiyo ubad qeyr qaba.
Aamin…Aamiin…Aamiin





























