www.dalmar.org
Home
Profile
DTC
Sport
Articles
Reports
Gallery Radio
Quran(betá)
Forum
Videos
Contact us
 NEWS IN SOMALI
Nin la sheegay in uu ka mid ahaa labo nin oo qorsheyneysay in ay dilaan Gudoomiyaha Degmada Kaaraan oo gacanta lagu dhigay.
Nin sida la sheegay ka mid ahaa labo nin oo dhalinyaro ahaa, isla markaasna qorsheynayay in ay dilaan gudoomiyaha degmada Kaaraan ayaa gacanta lagu dhigay, sida ay xaqiijiyeen qaar ka .
Read More
Qarax lala beegsadey Ciidamo Itoobiyaan ah saakay.
Ciidamo aad u faro badan oo Itoobiyaan ah ayaa saakay xiray wadada Maka Al-Mukarama, ayaga oo halkaasi ka sameynaya howl galo baaris ah.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dowlada .
Read More
Qarax lala beegsadey Ciidamo Itoobiyaan ah.
Waxaa qarax xoogan lala beegsadey ciidamada dowlada federaalka Itoobiya oo ku sugnaa magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay.

Wararka ayaa sheegaya in ku dhowaad 10 qofood ay geeriyoodeen, tiro intaas .
Read More


 

 

Nin la sheegay in uu ka mid ahaa labo nin oo qorsheyneysay in ay dilaan Gudoomiyaha Degmada Kaaraan oo gacanta lagu dhigay.
Qarax lala beegsadey Ciidamo Itoobiyaan ah saakay.
Qarax lala beegsadey Ciidamo Itoobiyaan ah.
Taliyaha ciidamada qalabka sida oo xalay lagu dilay Baladweyne.
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal wasaaraha oo iminka Gaaray Baydhabo.
Maamulka Balcad oo Burcad Dhac u geysan jirtay Gaadiidka howl gal ku soo qab-qabtay.
Dabo-Geed oo mar kale eedeyn u jeediyay Ganacsato Reer Hiiraan ah.
Howl gal xalay laga sameeyay Baladweyne.
Axmed Diiriye:"Al-Shabaab waxaan ka codsaneynaa in ay dib u soo celiyaan hubkii ay dhaceen, ayna wada hadal kala galaan beesha dadkii ay laayeen"
Sh/Dhexe:Ganacsato loo xir-xiray diidida lacaga duuga ah.
Ciidamada Maxaakiimta oo qabsadey Buulo Burde iyo Jalalaqsi.
Gudoomiyaha Hiiraan oo ay galbinayaan Ciidamo Itoobiyaan ah oo Baladweyne ku sii jeeda.
maamulka Baay oo saakay lagu weeraray Qansax-Dheere.
Warsaxaafadeed uu maanta soo saaray Ururka daryeelka bulshada soomaaliyeed
Markabkii afduubka loogu Haystay Degmada Eyl ee xebta Puntland oo la sii dayay.
Xukuumadda Somaliland oo Dalka ka Horjoogsatay Dad Laga Soo Mastaafuriyey Yemen
Shir sanadeedka FSAN oo ka dhacay magaalada Soersterberg
Shirweynihii 3aad Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Oo Laga horjoogsaday Shabakadaha Wararka iyo Suxufiyiinta Madaxa-banaan.
Bam lagu tuurey guri ay degenaayeen Wasiiro iyo Ra’iisal wasaare ku xigeeno.
Wasiirka maaliyada dowlad gobaleedka puntland oo maanta shir kula yeesha waxgaradka gobalka Mudug Gaalkacyo.
Ciidamo hor leh oo la geeyay wadada koowaad ee suuqa Bakaaraha.
Mid ka mid ah Mas’uuliyiinta degmada Yaaqshiid oo xalay la toogtey.
Indho-Cadde: ‘Al-Shabaab la igama saarin, la igamana saari karo’
Madaxii Hay’adda Agro Action oo lagu Afduubay Buuralayda Gobolka Sanaag
Qaramada Midoobay oo sheegtay in ay joojisay hawlihii Gargaarka Bani’aadannimo ee ay ka heysay Soomaaliya
Wafdigii isbahaysiga dib u xoreynta oo ka Hadley sababaha ay Qaahira u tageen.
Puntland oo ka hadashey Duqeyntii ka dhacday degmada Eyl ee gobalka Nugaal.
Sheekh Shariif:’ Nuur Cadde waa in uu cadeeyaa mowqifkiisa ku aadan ciidamada Itoobiya, isaga iyo C/laahi Yuusufna ay…’
Madaxweyne Cadde Muuse oo u dhoofay Dalka Itoobiya, kadibna uga sii gudbaya Dalka Jarmalka
Tirada dadkii ku waxyeeloobey gaari qarax lala beegsadey oo soo badaneysa.
 

 




Dood ku saabsan Tayada iyo dhibaatada Saxaafadda Soomalida. Waxaa ka qayb galaya A/Qadir Nadaara(Universal TV),Axmed Guure(Hiiraan Online) iyo Inj. Cibaar(qoraa iyo Suugaanyahan). ( HALKAN KA DHAGEYSO).

Dood ku saabsan Isbaheysigii dhowaan lagu soo dhisay Asmara oo ay ka qaybgalayaan Tarsan iyo Guure oo ka mid ah ka qayb galayaashii shirkii Asmara.( HALKAN KA DHAGEYSO).

Ku simaha Agaasimaha Idaacadda Shabelle Jacfar Kuukaay oo aan ka wareysanay weerarkii lagu soo qaaday ( HALKAN KA DHAGEYSO).

Copyright © 2006, Radio Dalmar. Powered by Ramaas Software