Home

   Radio Dalmar


ZEMBLA- De Heilige Ayaan

Ayaan Hirsi Ali is een van de meest controversiële politici van Nederland. Ze bepaalde afgelopen jaren de toon in het Islamdebat en dat leverde haar ook buitenlandse roem op. Ze vindt dat ze recht van spreken heeft omdat ze weet waar ze het over. Maar wat is er waar van haar verleden, van oorlogen, vluchten en uitgehuwelijkt worden? ZEMBLA ging op onderzoek in Nederland, Kenia, Somalië en Canada .

Voor reactie ga naar Dalmar forum

Waa Barnaamij ku saabsan Ayaan Xirsi Magan beenta ay ka sheegtay noloshedii qaxootinimo, guurkeedii  la hor keenayo iyada oo la wareysanayo walaalkeed, ninkeedii hore iyo eheladeeda qaar ka mid ah. waxaa laga soo duubay Kenya, Nederland iyo Somalia waxaana sameysay Zembla oo ka baxa TV-ga Netherland.

Inkastoo uu barnaamijku inta badan uu af nederlaand ku hadlayo hadana waxaa ku jira wareysiyo af ingriis ah.

fikirkaaga ka dhiibo Dalmar Forum

www.dalmar.org