Radio     Dalmar

Fikirka Qurbojooga waa barnaamij video ah oo aan dad ku dhaqan waddanka Holland ku weydiinay fikirkooda ku aadan siyaasadda Somaliya gaar ahaan isbedeladda midowga Maxkamadaha. waxaa soo diyaariyey Radio Dalmar.

www.dalmar.org