|
Radio Dalmar |
Magan documentary Film
|
Waa film documantry oo ku saabsan nolosha ciyaaryahanka Soomaliyeed ee kubadda miiska Magan Dahir. Waxaa soo saaray Mahad Turbashaas , filim-qaade waa Siep Dijkstra. waxaa laga daawan doona goor dhow waddamo badan oo ay soomalidu deggan yihiin. Lacagta ka soo baxda Filimkan waxaa loogu deeqi doona dadka ku curyaamay dagaalada sokooye.(tusaale fiican) www.dalmar.org
|