Bahda Dalmar Foundation waxa ay hambalyo u dirayaan Arooska iyo Aroosadda Abdillahi A. Mohamed(Asad). iyo Fadumo Dahir Warsame (Diana) oo ku aqal galay  magaalada The Hague ee waddanka The Netherlands. Noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana ILHAAY kala siiyo.

AMIIN  AMIIN AMIIN